Wararka laga helayo gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA), Fahad Yasin ayaa Taliye Cusub u magacaabay Nabadsugida Gobolka Gedo.
Cali Xaashi ayaa loogu Magacaabay in uu noqdo Taliyaha cusub Nabadsugida gobalka Gedo, isagoo bedelaya Taliyihii hore ee Xasilinta Gedo Bakaal Kooke.
Is bedeladan ayaa dhacaya, xilli xiisada u dhaxeeyso Dowlada Federalka Iyo Mamuulka Jubbaland ay kor usii kaceysa aydoo mamaulka juballand uu diiday in uu dorasho qabto ilaa laga xaliyo tabashada ku aadan dhanka mamulka gobolka Gedo.
Halgan Media.