Wararka naga soo gadhaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ay Diyaradaha Militariga ee ay leyihiin Dowlada Kenya ee duqeyn ka fuliyeen tuulada Dhibac Garoon oo katirsan degmada Dif oo ku yallo gobolka Jubada Hoose.

ilo degaanka ah ayaa Halgan Media u xaqijiyay inuu duqeynta sabaabta khasaara bahsan, waxaana duqeynta ku dhintay sedax qof ee kamid yihiin Hooyo Soomaaliyeed iyo laba caruur.?

Duqeynta ee Dowlada Kenya ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya, wuxuu dhacay dhowr sax kadib markii dagaal yahaan katirsan ururka Al Shabaab ee weeraren xaruun ee ciidamada Mareykanka iyo dowlada Kenya ku leyihiin gobolka Lamu ee ku yallo Waqooyi Bari ee dalkaasi Kenya ee ku dhinteen sedax Askari Mareykaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.