Siida la ogyahay, wixi laga soo bilaabo 2017 waxaa xukuunka dalka Mareykaanka la waregaay Donald Trump. Siyaasada Mareykanka ku adan Soomaaliya maa isbedelin Lakiin waxaa aad uso kordhay Duqeymaha ay ka fullyeen dalka.

Tusaale sanadka nasa dhaftaay ee 2019 waxaay mareykanka Soomaaliya ka fuliyeen 63 duqeymo Lakiin sedaxda bil hore sanaadkan waxaay fullyeen 27 duqeymo taas ay u badan ka fuliyeen Koonfurta iyo bartamaaha Soomaaliya

Siida ay sheegan idacaada VOA 27dii duqeymo ay Mareykaanka ka fuliyeen wuxuu u dhow 29kii duqeymo ay Mareykaanka ka fuliyeen dalaalka Ciraaq iyo Suriya, sida daradeed su’aashay waxaay tahay fa’iidaga ku jirto duqeymaha maxaay yihiin ?

Duqeynaha isdaba joogta ah ay Mareykaanka ka fuliyeen dalka wuxuu sababay barakac xoogan gar ahaan dhanka gobolka Shabellaha Hoose, waxaana gobalkaasi kasoo barakacay kumanaan shacab iyo qoysas oo waxba galabsaniin.

Duqeymahaj waxaash niimada yey fa’iida ugu jiraan ? Waxaa nasib darro ah inay Dowlada Federalka Soomaaliya iska indha Tiran dhibaatada loo geysto shacabka ku aadan duqeymahan taas oo kalsoonadi shacabka kuwi dalka joogan iyo kuwa dibaada joogan inay lumiyaan.

Hada nahay bahda Halgan Media waxaa tadaabada soo socda soo bandhigi doona Barnamijyo kala duwaan ku adaan duqeymaha ay fuliyaan Soomaaliya Iyo samaaynta ay ku yellen shacabka.