Kooxda EPRDF ee cunsuriga ah mudo 27 sano ahna xasuuqayay shacabka Soomaaliyeed iyo shucuubta itobiyaba ayaa la sheegay in ay magacaade badeshay

Dowlada Federalka Itoobiya ayaa la sheegay in EPRDF loo bedalaay EPP oo micnahiisa yahaay Ethiopian Prosperity Pary.

Waxaa la sheegay inuu xisbigaan ka koob naan doono 9ka degaan oo hoos imaado Gumaysiga Itoobiya

Lakiin dadka falanqaayo siyasaada geeska Afrika ayaa sheegay in badeeliska magaca EPRDF u yahaay ariin siyasadaaysan oo wax kale lagu Qarinayo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.