Baardheere (Halgan Media) – Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Mareykanka ayaa gor dhow duqeyey degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.

Sida aan xogta ku helnay Diyaaradaha Mareykanka ayaa Gantaal ku riday degmada Jilib, waxaana duqeynta ku naf waayay sedax caruur sida Halgan Media ay u Xaqiijiyeen Goobjoogeyaal.

Siido kale dowladda Mareykanka wali kama aysan hadlin caruurta oo aan waxba galabsan ay ku xasuuqeen degmada Jilib.

Duqeymaha ay Mareykanka ka fuliyaan Soomaaliya ayaa aad uso kordhay mudooyin kii u dambeyay, waxaana duqeymahaas u badan ku wax yeellooba dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Halgan Media.

Email : info@halganmedia.net