Halganto qaran abwaanad Rooda Ibrahim Cabdi Afjano waa haldoorka iyo mishiinka halganka Ogadenia.

Rooda waxay wakhti badan galisay sidii shacabka Ogadenia gumaysiga uga xoroobi lahaa waxayna dadkeeda ugu deeqday xigmada rabi hibada usiiyay.

Rooda afjano waxay maanta soogadhay magalada jigjiga ee xarunta gobalka faafan dhulka somalida ogadenia ee ay itobiya gumaysato.

Runtii waxaa kamuuqda dareen farxadeed waxaana garwaaqsaday markaan sawirkan isha laraacay halganto Rooda iyo shacabka Ogadenia ba inuu gaadhay hilinkii ama afaafkii hore ee guusha.

Marwo Rooda Ibrahim aloow guusha iyo xoriyada kugu sin.

Wariye Amin Maxamed Xaqdoon