Wararka aan kehelayno magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo ayaa sheegaya in xalay gurigiisa lagala baxay Maxamed Sheekh Caadani oo kamid ahaa ganacsatada magalaada.

Maxamed Sheekh Caadani ayaa sidoo kale lagurtay alaabtii gurigiisa kujirtay, waxaana laga dhacay hanti badan. Ciidanka gumeysiga itoobiya ayaa wada gumaad iyo bahdil kadhana shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.