Agaasimaha Madaxtooyada ee Raysal Wasaraha gumeysiga Itoobiya Abiy Ahmed aya wuxu shegay in ay Dawlada Gumaysiga Itoobiya samaynayso Xafis loogu magac daray ”Project Office” taas oo loola jeedo in Jabhadaha Hubaysan ee gumeysiga Itoobiya dagaalka kula jiray sida ONLF, OLF iyo Ginbot 7.

Agaasimaha aya shegay inay Jabhadaha Qoryaha ka dhigan kadibna ay dadkooda Kamid noqdaan sida lagu shegay Wargayska Addis Ababa Standard.

Arintan waxay kuso aaday Xili sadexda Jabhadood ONLF, OLF iyo Ginbot 7 laga saaray liiska ”argagixisada” Lkn jabhadahan ayan wali wax Jawab ah kabixinin arinta kaso yeertay agaasimaha madaxtooyada gumeysiga Itoobiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.