Booliska ayaa sululta oo ah dhanka Oromade ee magalaada Addis Ababa kuqabtay 40 qori oo nooca loo yaqano Kalashnikov.

Darawalkii waday gariga hubku uu saarna ayaa isku dayey inuu baxsado lakiin booliska Oromada ayaa gacanta kso dhigay, waxayna utaxaaben xabsiga.

Arintan ayaa kuso aadaysa xili ay maal mihii laso dhafay ay rabshado badan hareeyen magalaada Adis Ababa halka oo ay dad badan ku bara keceen, halka qaar badan lagu laayey.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.