Booliska Ismamuulka Axmaraada ayaa sheegay inay gacaanta ku dhigeen 497 bistolaad iyo 46,000 rasaas siidi ay sheegan idacaada AMMA

Talema Dagne oo ahay sarakaal sare katirsan booliska Ismaamulka Axmaraada ayaa shir jaraaid Qabtay, asaga oo sheegay hubka waxa lagu qarinayay Boyaad Shidaal kasoo gudbay xadka dalka Sudan markii la qabtay

Sarkaalka ayaa sii sheegay in Niinka waaday Boyaada Shidaalka oo hubka iyo rasaasta ka buxay ayaa rabaay inuu baxsado Lakiin in gacaanta lagu dhigay

Bilooyinka u dambeysay waxa dalka Itoobiya kuso bataay hubka kula duwaan iyo ariintan waxaay sababta amnii darro iyo qalalso.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.