Ismaamulka Axmaraada ayaa warsaxafadeed soo saraan ku eedeynayaan Ismaamulka Tigreega inay abaabulay dagaal udheexeyo Qomiyada Tigreega Iyo qomiyada Axmaraada siidi ay sheegen idacaada Amhara Mass Media Agency (AMMA)

Sidoo kale Ismaamulka Axmaraada ayaa sheegen inay Tigreega dhaq dhaqaaq xoogan ka wadaan xaduudka udheexeyo labada Gobol (Tigreega Iyo Axmaraada). Afaheeynka u Qabilsan Ismaamulka Axmaraada ayaa sheegay inuu ariintan keeni kaaro inuu dagaal sokeeye dalka ka qarxo.

Tigreega iyo Axmaraada ayaa xissaad xoogan udheexeyo. Siidi ay sheegan Qar kamid dadka oo falanqayo siyasaada Geeska Afrika waxa laga yaaba inuu dagaal sokeeye dalka ka qarxo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.