Madaxweynaha Ismaamulka Tigreega Debretsion Gebramichael ayaa dilaalo ujeediyay xukuumada Abiy Ahmed, wuxuuna ku eedeyay Dowlada Federalka inay weli Ismaamulka Tigreega la wadaagin qalabka caafimadka lagula talagalay in logu hor tagu cudurka Coronavirus

Xili u wargeyska Addis Maleda la hadlay ayuu Debretsion Gebramichael sheegay inuu xukuumada Abiy Ahmed gacan bidaxaaynayo shucuubta Tigreega xili la rabaay inay mamuulada isla tashadan siidi lagu hor imaado cudurka halista badan ee Coronavirus.

Dadka oo falaanqayo siyaasada Geeska Afrika ayaa amiinsan inay Tigreega siyasadaaynoyan cudurka Coronavirus madaamu xidhiidhka u dhaxeeyo Dowlada Federalka Iyo Ismaamulka Tigreega mel xun maraayo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.