Ismaamulka Tigreega ayaa sheegay wixi ka dambeeyo 5ta biisha Oktober inaysan aqoonsan doonin dowlada federalka uu garwadeynka ka yahay Abiy Ahmed sida ay sheegen wargeyska Addis Standard.

Kooxda TPLF ayaa codsatay in wadahal dhex maro dhinacyada isku heysto siyaasada dalka iyo in dowlad ku meel gaar ah la dhiso madaama uu xilka ku fashilmay Raisal wasaaraha Abiy Ahmed.

Sida kooxda TPLF ayaa sheegay in wixi ka dambeysa 5ta Oktober ay xildhibaanadoda kala bixi doonan barlamaanka dalka madaama wixi ka dambeya 5ta Oktober uu xukuumada Abiy noqonayso mid sharci darro sida ay hadalka u dhigeen.

Halgan Media.