Safiirka Soomaaliya u fadhin doona itoobiya Cali Sharif Axmed ayaa maanta u gudbiyey Warqada magacaabista Madaxweynaha dalkaas Marwo Sahle-Work.
Ahmiyada balaaran ayuu xusay ay leedahay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Ethiopia, waxaana sidoo kale Safiirka uu bogaadiyey isbadalka ka dhacay Geeska Africa.
Lakiin waxa nasib darro ah in ugu dambeyntii, Safiirka ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha Dawladda Itoobiya oo ciidamadooda katirsan AMISOM oo sii sharci darro ku joogo Soomaaliya.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.