Sedax askari ayaa la shegaya in shalay lagu dilay Dagmada Amaro ee aga gaarka Guji.

Tv ga Amaharada ee ESAT aya shegay in Ciidanka ay dileen Jabhada Xoraynta Oromia ee OLF . Wararka waxay inta kudareen in Askari dhaawac yahay.

Dilalkan aya salka kuhaya dagaal udhaxeeya qoomiyadaha daga Guji iyo Kore. ESAT aya Sidokale sheegtay in Ciidamada itoobiya ay labo Nin oo hubaysan dileen.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.