Wararka naga soo gadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa sheegaya inay Jabhada OLF xidheen xafiskooda ku yallo magaalada Addis Ababa.

Bayaan kasoo baxay Jabhada OLF ayaa sheegaya in xidhi taanka xafiska ku salaysan yahay cudurka Korona Virus oo gudaha Itoobiya, kusoo batay.

Go’aankan ayaa soo baxay kadib markii ay Dowladda Federalka Itoobiya ku dhawaaqday In la xidho xaduudaha dalka, taas oo shaki badan geliysay qof walba.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.