Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya inuu xalay bandow ahayd mana jirin wax dhaq dhaqaaqa. Ciidanka dhar cada iyo maleeyshiyaad hubaysan ayaa meelkaasta taagnaa.
Dad ayaa dhibaato loogaystay, kuwa kale ayaa lajidh dilay, xalayna magalaada waxay ahayd goob uu furin dagaal sida uu noosheegay muwaadin kusugan magalaada. Culayskan ayaa kadanbeeya kadib markii kacdoono kacurteen gudaha Ogadenia.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.