Wararka naga soo garaay Ismaamulka Oromada gar ahaan degmada Gidami ayaa sheegaya in Laba Qof oo shacab ku dhintay dagaal dhex maray Kooxo hubeysan Iyo ciidamada Itoobiya

Kooxo hubeysan ayaa Bam Gacmeed ku turaay ciidamada Dowlada itoobiya oo kusugaan bartaamaha degmada Gidami, kadibna ciidamada Itoobiya ayaa rasaas ku jawaabay iyo rasaasta wuxu ku dhacay laba Qof oo shacab

Labada Qof oo shacabka oo xabada ku dhacday ayaa isla goobta ku dhintaay siidi ay sheegen idacaada DW Germany ee laanta .Axmaraada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.