Wararka ka imaanya Ismaamulka shucuubta Koonfureed ayaa sheegaya inuu dablay hubaysan dad rayid kulayaay Koonfurta Itoobiya gar ahaan degmada Soyama Burji.

Ugu yaraan 4 qof ayaa la dilay kadib markii ay koox hubaysan rasaas kufureen gaari jidka marayaay. Kooxda dilka gaysatay ayaa baxsaday kadib markii ay dilka fuliyeen.

Ciidamada amaanka ayaa baaritaano ka wadaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Soyama Burji.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.