Afar askar ku dhawacmaay weerar oo ka dhacay degaanka Ejaji ee galbeedka gobolka Shoa oo katirsan ismamuulka Oromada siide ee sheegen Idacaada VOA ee laanta Axmaarada.

Idacaada VOA ee laanta Axmaraada ayaa sheegay in kooxo hubaysan ay rasaas ku fureen askarta, islamarkii ee goobta ka baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa gaaray meesha ay wax ka dhaceen, kuwaas oo baaritaano kooban ka sameeyey halkaasi.

Lama oga sababta loo weeraray askarta, welina ma jiro wax hadal ah oo uu ismamuulka Oromada ka soo saaray dhacdadaasi.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco shabakada Halgan Media.