Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa sheegaya kooxo hubeysan ayaa isku dayay inay dhacaan bangi ku yaallo magalaadaasi.

Sida ay sheegtay warbaahinta ka howlgasho magaalada Addis Ababa, afar ruux oo hubeysan oo caawinaad ka helay mid kamid ah waardiye yaasha ka shaqeeyo Bangiga la yiraa United Bank ayaa isku dayay inay dhacaan bangiga Lakiin ku fashilmay sida ay sheegeen warbaahinta dalkaasi.

Hoos ka daawo Sawiirada