Waxaa maanta Koronto la’aan xoogan ay ka jirta magalaada Qabridahere ee xaruunta gobolka Qorahay.

ilo degaanka ah ayaa wakalada Halgan Media u sheegay in Qar kamid xafadaha ku yallo magalaada Qabridahere ay gabi ahaanba ka maqaan yihiin Korontadii, Isla markana ay dadku mugdi ku fadhiyaan.

Shacabka ayaa haatan cabasho weyn ka muujinaya Koronto la’antaasi oo ku yeelatay saameyn xoogan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.