Wararka laga helayo magalaada Addis Ababa ee Xaruunta Itoobiya ayaa sheegaya in 29 qof oo isaga jiro wariyaal Iyo dad shacab ayaa lagu xidhay magalaada Addis Ababa sacaadahi ugu dambeyay.

Wariyasha la xidhay ayaa la sheegay inay katirsan yihiin idacaada Oromo News Network (ONN), waxaana lagu xidhay xafaada Lideta oo hoostaga magalaada Addis Ababa.

Halgan Media ayaa heshay magacaayada qar kamid dadka la xidhay, waxaana kamid ah.

  • Desu Dula
  • Behailu Necho
  • Sabontu Ahmed
  • Ebise Negashu
  • Simbo Dejene
  • Wado Diro
  • Sora Jirma

Siido kale dadka la xidhay, waxaa ku jiro fanaanad caan oo kasoo jeedo qomiyada Oromada la yira Wada Diro.

Wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.