Wararka nagasoo gadhay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Doolo ayaa sheegaya in galabta ay ciidanka gumeysiga itoobiya xadhig iyo jidh dil isagu dareen laba muwaadin oo kunool magaalada Wardheer.
Ilhaan Siyaad iyo Khalif Maxamed Cabdi ayay ciidanka Wayaanaha dhigen xabsiga xili ay kusugnayeen xafadooda. Ciidanka woyaanaha ayaa marwalba dhibaatooyin badan oo ay ku hayaan dadka shacabka ah ee aan is difaaci karin gaar ahaana haweenka odayaasha caruurta iyo dhalinyarada.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.