Zadek Abraha oo kamid ahaa hogaanminta ugu saraysa ee ururka TPLF ayaa sheegay inuu ururkaas ugudbiyay warqada iscasilaada ee uu kaga tagi lahaa.
Zadek ayaa sheegay in sababaha uu TPLF uga tagayo ay kamidtahay inayna sifiican uhagin nidaamkii dimuqraadiga ahaa ee bulshada dalku kutaamaysay iyagoo isbadalka haatana caqabad ku ah.
Waxaakale oo uu sheegay in cabudhinta iyo cadaadiska TPLF saartay qoomiyada Raya kadib markii ay yidhaahdeen waxaan nahay Axmaaro ay qaybkatahay goaan kiisa.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.