Wararka naga soo gadhaay gudaha Itoobiya ayaa Sheegayo In madaxda Qorshaaynta shirkaada Ethio Telecom lagu dilay galbeedka Itoobiya gar ahaan Ismaamulka Oromada.

Wakalada Borkena ayaa sheegay in Niinka la dilay magaciis yahaay Gemechis Tadesa, waxaana dilkis xaqijiyay Cherer Aklilu oo ahay madaxda sare shirkada Ethio Telecom.

Cherer Aklilu lakiin maa shaciiniin siidi loo dilay ama sababta loo dilay Lakiin wuxuu sheegay inuu baritaan weli socda ku aadan dilkaasi.

Malmaahi u dambeysay waxaa la bilaabay in la begsado dadka kasoo jeedo qomiyada Axmaraada oo Ku dhaqaan Ismaamulka Oromada xili oo xiisada u dhaxeeyo labada Qomiyad oo sii xoogaysanaayo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.