Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ay labo qof kuxidheen magalaada Jigjiga.

Baahale Yusuf Maxamed iyo Ismacil Cabdullahi ayey maleeyshiyaadka Liyuu Bolis xabsiga utaxabeen shalay duhurkii.

Shacabka Soomaalida Ogadenia ayaa dhacdo iyo dhalato marti u ah gumaad joogta ah iyagoo qaarkood loo ciqaabo fal aysan shuqul kulahayn, arintaas oo kasoo horjeeda shuruucda caalamiga ah iyo dhaqanka suubanba.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.