Hogaan kuxigeenka nabadgaliyada maamulka iyo cadaalada Ismaamulka Benshangulka Mudane Abdulazim Mohamed ayaa sheegay inay gacanta kudhigeen in kabadan 200 oo maleeshiyaad sifo sharcidaro ah loogu tababaray Tuulada GanGan ee degmada Assosa.

Masuulkan ayaa intaa kudaray inay kooxahan oo dhalinrao ubadnaa qaadanayeen tababar milatari si ay ufuliyaan arimo amaanka deegaanka iyo dalka kadhan ah.

Dhankakale waxaa jira hub iyo qalabkale oo maleeshiyaadkan lalaqabtay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.