Warkan nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Canfaarta mar kale soo weeraren shacabka Somalia kudhaqaan xaduudaha gar ahaan degmada Garbo Ciise.

Ugu yaraan hal qof oo Somali ayaa ku dhintaay weerarka iyo mid kale oo dhawaac gadhaay. Murxuumka la dilay waxa la yidha Cabaade Ciige.

Malmahaan udhambayaay waxa raabsho xoggan kasocday xaduudka udheexeyo Ogadenia Iyo ismaamulka Canfaarta kadib markii ay Shacabka Somalida kudhaqaan degmooyinka katirsan gobolka Shiniile oo sii sharci darro loo wareejiyay ismaamulka Canfaarta.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.