Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Fafaan ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Oromada weerar kuso qadeen degmada Baabili markii ay tariikhda ahayd 7/11/2018.

Ugu yaraan laba qof oo Somali ayaa dintaay kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada iyo shacabka oo is wata ay kuso duleen degmada Baabili iyo sii naxariis la’aan uu xasuuqeen shacabka Somalida oo waxba galabsanin.

Dagaaladan ayaa waxaa dabada ka riixaya ururka OPDO oo gacaanta kuhaayo xukuumada gumaysiga itoobiya lakiin waxa nasib darro ah inay culuumada, aqoonyahaanta iyo waxgaradka kaso jeedo qomiyada Oromada inay ka amuusaan xasuuqda bahsaan ay Oromada kuhayaan shacabka Somalida Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.