Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Oromada xalay weeraren degmada Ma’aayso ee gobolka Shiniile.

Ilo waredyo ayaa sheegay inay xalay maleeyshiyaadka Oromada laba melod kasoo weeraray Qabalaha Somadaye oo kamid degmada Ma’aayso. Xoolo dhaqatadi Somalida kusugaan degaanka ayaa iska difaceen kadib markii ciidamada Itoobiya ayaa garaay gobta dagaalka ka dhacaay.

Dhanka Somalida wax dhimasho ama dhawaac ma jiro. Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.