Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya inay Maleeyshiyaadka Oromada sakaay weerar kuso Qadeen tuulada Jidhile oo kamid degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan.

Dadka degaanka ayaa la hadlay Halgan Media iyo sheegay inuu dagaal culus dhex maraay Shacabka Somalida Iyo maleeyshiyaadka Oromada lakiin siidi aan Xogta ku helnay, dhanka Somalida waxba maa gariin.

Sidoo kale gobta waxaay garaay ciidamada Gumaysiga Itoobiya kadib markii oo dagaal dhamadaay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.