Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Fafaan ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Oromada ay weraar kuso qadeen tuulada Daarimi oo katirsan degmada Tuuliguleed

Goobjog kusugan gobta oo dagaalka ka dhacay ayaa idacaada Halgan Media usheegay inay maleeyshiyaadka Oromada iyo shacabkooda iskashanaayo soo weeraren tuulada Daraami. Waxaana weerarka soo qaaday maleeyshiyaadka Oromada loo yaqaan ”Fitnu”.

Ugu yaraan dagaalka waxa ku dhintaay laba qof oo Somali ah iyo laba kale oo dhawaac kala duwaan garaay.

Halgan Media waxaay heshay magacyaada dadka kamid la dilay iyo waxa kamid ah.

  • Abdirahman Mahdi

Warkan iyo wixi kaso kasoo kordha kalasoco Halgan Media.