Masuuliyanta Somali Galbeed ayaa Qiimeyn lagu sameeyey, waxaana shaqadii lagu eryey laba boqool oo masuul siidi ay sheegan xafiiska Mamuulka Jigjiga.

Masuuliyiintaasi labada boqool ah oo mid walba xafiiskii uu ka hawlgalayey lagu sameeyey Qiimeyn ayaa mid waliba lagu helay eed u gaar ah. Qaar musuqmasuq, Qaar shaqa xumo, Qaar mamuul xumo, Qaarna habsan shaqo iyo masuuliiin kale oo khaladaad shaqo lagu helay.

Qiimeynta lagu sameeyo masuuliyiinta madaxdu soo magacowdo ee xilalka loo dhiibo ayaa guddi madax banaani Ku samaysa qimeyn kusabsaan masuuliyada ay dadka u hayaan, waxaana lagula kala saara shaqadii loo egmaday inay si ficaan u guteen iyo in ay dayaceen.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.