Xukunkii ugu dheera abid ee soo maray mid ka mid ah daladaha ku yaal qarada madow ee Afrika wuxuu jirsaday 44sano waa ninkii laa magac baxay boqorkii boqorada Afrika Mucamar Al-Qadafi.
Mase taqaan hadalka ama khudbada sababtay ee soo afjartay xukunkii ugu dheer Afrika iyo burburka mid ka mid ah dawladaha ugu awood badnayd Afrika hogaaminaysayna jamacada Carabta ciidan ahaan.
Dawladaas waa Libiya hogaamiyahuna waa Qadaafi, hadalkana waxaa yidhi sila Mucamar Al-Qadafi markii laa qarxiyay darihii matanaha ee maraykanka new york city 11 setp 2001 ayuu maraykanku dusha ka saray kuna eedeyay urukii Dalibaan oo u hogaminayay wilkii heer sucudi Cusama Bilaadin.
Ururka dalibaan iyo hogaamiyahooda oo marti u ahaa Afqanistaan tan iyo dagaalkii lamagac baxay jihaadu islaam ee dawlada islaamku kaga xoraynayeen Afqanistaan midawgii sofiyed dalibaan iyo hogamiyahoodii cusame ay ka mid ahayeen dagaalyahmiintii mutadawacnimada u tagtay dalka kana qayb qatay ka xoraytii afqan midawgii sofiyad.
Tan iyo xiliga ayuu cusame halka ku sugna kadib markay maraykanku ka dalbadeen afqanistaan inay u soo gacangaliyaan cusame ayay diiday xukumadii afqanistaan oo u arkaysay inu cusame iyo ururkii dalibaan baa abaal ku leeyihiin dalkan madama ay u hiiliyeen xili xun kana qayb qateen xorayntii dalka Afqanistaan loga sarayay midawgii sofiyad.
Sida darteed maraykanka oo hor kacaya 33 dawladood ayaa dulan ku ekeyay dalka Afqanistaan, waxaynaa mudo 3 cisho ah ku qabsadeen dhulwaynaha Afqanistaan marka ka dib cusame oo wata 700 oo askar iyo sarakiishii ururka dalibaan isugu jira ayaa galay buuraha Tora Boora aad naa u dhadheer kuna yaal xuduudka Pakistan iyo Afqanistaan.
Halka markay galeen ayaa maraykanku isugu geeyay awoodisi ciidan cirka dhulka iyo bada ayuu waxa u ka duqaynayay 2 bilood oo kala joogsi lahayn halka oo markii danbe cusame iyo ciidamadiisi oo bad qaba ka baxeen arinkaas markay dhacday.
Ayaa maa jixinjixe mucamar al-qadafi oo hadalla ka gabanjirin qaramada midobay ka horjeediyay khudbad u ku soo daray wax u tusaale u soo qatay sababtayna in ay noqoto hadalka kafantiisii.
Wuxuu yidhi dhawladii aduunka ugu awooda badnayd ee ku faani jirtay inay caalamko dhan difaacayso ayaa buuraha toora boora 200 oo kilomiter isku weer qabsan wayday 2 bilood jabsana wayday difaaca dhufaysyada 700 oo will haysana qoriga gorinoofka ah wax ka wayn.
Marka 28 dawladeed ee carbeed haday midobaan naa noqonaya kuwa aduunka ugu awooda badan miyuu hawaysan lahaa hadu bush soo ururiyo oo isu keeno shaydamadiisa iyo hawadiisa beenta ah.
Waxa laynoga adagyahay waa kali kaliga ee cadawgiina u midoba maalinkas ayuu maraykanku u bixiyay Qadaafi udubdhaxaadkii sharka ugu danbayna khudbada ayaa afka ciida u dartay qadafi iyo xukunkiisiba.
Ayado loo soo dhexmaray lona adeegsaday isla shacabka Libiya, Geesi garabwayay sida ururka ONLF
W/Q : Shafi Dulane