Warhada nagasoo gaadhay degmada Erar ee gobolka Shiniile dalka Ogadenia ayaa sheegaya in caawa ay mudahaarad bilaabeen dhalinta kunool degmada Erar.

Banaanbaxdii gel geliyay degmada Erar waxa ababuulay dhalinyaro kuhoor jeedo gumeysiga itoobiya iyo mamuul kusheega Cabdi Iley.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.