Wararka nagasoo gaadhay magalaada Goday ee xaruunta gobolka Shabeele ayaa sheegaya in shacabka magalaada bilabeen kacdon dadwayme oo gumeysiga iyo gacan yarahooda lagu diidan yahay

Mudaharadkan oo ay bilabeen dhalinta magalaada Goday ayaa kufiday guud ahaanba magalaada, waxaana ilaa hada sitoosa usocda kacdoonka oo ay kaqeyb qadanayaan bulshada qaybaheed kala duwan.

Xalada magalaada Goday ayaa waxay wali ku jirtaa jawi kacdoon waxayna ciidamada woyaanuhu iyo Liyuu Boliska wadaan sidi ay ku cabudhin lahaayeen shacabka una joojin lahaayeen kacdoonka.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.