Waraka nagasoo gaadhaya tuulada Elele ee gobolka Shabeele ayaa sheegaya muwaadin ay halkaasi kudileen ciidanka gumeysiga itoobiya.

Aabi Cabdiwahab Xuseen ayaa ciidanka gumeysiga itoobiya si arxan dara ah ugu dileen dulledka Elele ee gobolka Shabeele. Muwaadinka ayaa markii ladilayay agosocday ceelka shidaalka ah ee Elele.

Gobtan ayaa sanadihii udsnbeeyay waxay ciidanka gumeysiga itoobiya ku dileen shacabkii badan oo Soomaalida Ogadenia ah. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.