Wararka nagasoo gaadhaya Ogadenia ayaa sheegaya in degmada Gashaamo katirsan gobolka Jarar lagu xidh xidhay laba kamid odayaasha degmada, kuwaasi oo loogaystay jidh dil aad ubadan kohoor intii aan xabsiga lagayn.

Labadan wadaad ayaa lagu kala magacaabaa Sheekh Ahmed Dahir Muuse iyo Xayi Aw Cismaan Guhaad. Lama oga sababta rasmiha ah ee lohaysto odayasha hasayeshee xoga hose ayaa sheegaya in dhaqar gabe Cabdi Iley amray inay Jigjiga yimadaan iyaganu ay kadhaga adaygeen, kadibna tiliska ciidanka Wayaanaha lagu amray inay labaada nimaan xabsiga dhigaan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.