Qaybta UN ee OCHA aya Manta siidaysay Warbixin ay kushegtay in Shacab gaaraya 240,000 laga bara kiciyey Gobalka Benshangul ee Itoobiya.

Barakacan aya waxa sababay kilaaf xoogan oo ka dhex taagan Qoomiyadaha kala duwan ee halka nool oo dagaal Ka dhex qarxay halka OCHA ay shegtay barakacan inay sababtay Amni xumo darteed.

Rabshadahan ka taagan Gobalka Benshangul aya Ka bilowday khilaaf Ka dhaxeeya Shacabka Benshangul iyo Shacabka Oromada kuwaas oo sababay kumanaan inay guryahooda Ka qaxaan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.