Wararka nagasoo Garaay magalaada Bahar Dar ee Ismamuulka Axmaraada ayaa sheegaya inuu rasaas xoogan kasocdo Qayba kamid magalaada.

Warar kala duwan ayaa sheegaya inuu Rasaastaasi Laga maqlay qar kamid xafaadafa magalaada Bahar Dar kadib markii oo dagaal xoogan dhex maray Ciidanka Militariga Itoobiya iyo Maleeshiyo hubeysan kasoo jeedo Qomiyada Axmaraada.

Warar kale ayaa sheegaya in ay Aheyd rasaas kooban oo si caadi ah loo riday isla markana cidna u dhaxenin. Rasaasta maanta la maqlay ayaana ku soo aadeysa iyadoo Xaalada Itoobiya ay tahay Mid Cakiran.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.