Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa sheegaya in sedax dumar ah oo Somali lagu weraaray xafada kamid magalaada Dhirdaba iyo jidh dil aad uu xun loo gaystay.

Gabdhahan onaan wali magacyadooda helin ayaa waxaa naloo sheegay inuu caafimaadkod aad uu lito. Ariimaha oo nucaan ayaa kusi bataay magalaada Dirdaba iyo waxaa sababay Oromada farabadan kusu qul qulayo degaanka oo Somalida dhibaato ugaysta marwalba.

Maleeyshiyaadka Oromada iyo kooxda caansuurida ayaa shacabka Somalida Ogadenia dhibaatooyin baahsan kuhaya. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.