Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay laba sarakiil  oo katirsan ciidanka sirdoonka Itoobiya.

Sida xogta aan kuhelayno ciidanka Booliiska magaalada Addis Abada ayaa gacanta kusoo dhigay laba sarakiil oo sida lasheegay katirsan ciidamada sirdoonka Itoobiya isla markaana la shaqaayay Jabhada Tigreega loo yaqaano TPLF oo xukuumada gumaysiga itoobiya gacaanta kuhayaay 27 sano udhambayay.

Idacaada Halgan Media waxaay heshaay magacyaada sarakiisha oo la xiray.

  • Measho Kidane Alemu
  • Hadush Kassa

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.