Wararka nagasoo garaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in 24 sac u dambeyay 3 ruux laga helay cudurka Coronavirus siida ay sheegan idacaada FANA oo ku hadasha afka Dowlada Federalka Itoobiya.

Idacaada FANA ayaa sheegay inu hada gud ahaan dalka ka jiro 38 qof oo cudurka qabo, waxaayna sheegen dadka u dambeyay laga helay cudurka Coronavirus inay ka imadeen dalaalka Imaraadka Carabta iyo Sweden.

Cudurka Coronavirus ayaa ka faafay calaamka, wuxuuna sababay inay kumanaan dhintaan, waxaana laga cabsi qaaba hadi u cudurka ku Fafaao Itoobiya inay dad badaan u dhintaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.