Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya inuu shil gaari shalay ka dhacay duleedka degmada Dhanaan ee gobolka Shabelle.

Inta la xaqiijiyay afar qof ayaa ku dhaawacmeen. Qar kamid waftiga katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa gariiga ku jiray markii oo shilka dhacay. Halgame Dahir Tamuuje, Bashir Awkaahin, iyo wiil kale iyo darawalkii gaariga wadaay ayaa dhawaac garaay.

Dadka dhawaac garaay waxa la keenay isbitaalka ku tallo degmada Dhanaan. Kadib markii la geyaay isbitaalka waxa lagu sameeyay badhitaan caafimaad oo kusabsan dhaawacii soo garaay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.