Waxaa magalaada Diri dhaba lagu qaban doonaa shir balaadhan oo ay qabanayaan isbahaysiga The Somali Coalition For Freedom.

Shirkan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Diri dhaba waxaana ugu baaqaynaa inay kasoo qayb galaan dhamaanba dad waynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan galbeedka Ogaadeniya.