Wararka nagasoo gadhaay caasimada gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada Sirdoonka itoobiya ay xireen 15 qof oo lagu eedeyaay inay lug leyihiin dilaal qorshaysaan kasocdo gobolka Oromada.

Idacaada ku hadasho Afka xukuumada gumaysiga Itoobiya ayaa warbahiin maanta soo sartaay ay leyihiin in 15 qof oo kasoo jeedo qomiyada Oromada maanta lagu xiraay caasimada gumaysiga Itoobiya ee magaalada Addis Ababa kadib markii la ogaaday inay kamid yihiin maleeyshiyaad hubaysan oo lug ku leh dilaal qorshaysan iyo amni darro kasocdo gudaha Itoobiya gar ahaan gobolka Oromada.

Dadka la xiray waxaa kamid ah

  • Gadisa Negasa Chala
  • Merga Tefera Bulchu
  • Anisa Getachew

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.