Hayada Sirdoonka ee Dowlada Federalka Itoobiya ayaa sheegay inay tobaabareen 532 ciidamo gaar ah lagu talagaalay la dagaalanka argagxiisada.

Ciidamada Cusub waxa laga kala qoortay qaybaha kala duwaan ee hayadaha amaanka oo ka howl gallo dalkaasi Itoobiya siidi ay sheegan idacaada FANA oo ku hadasho afka dowlada federalka Itoobiya.

Idacaada FANA ayaa sheegay in ciidamada ka qayba gaali doonan suugida amniiga madaam ay dowlada Itoobiya wel wel ka qabta argagxiisada joogo dalaalka deriska gar ahaan Soomaaliya iyo dhulka Somalida ay Kenya gumeysato laa yaqaano NFD.

Siida kale go’aanka cusub kasoo baxaay Dowlada Federalka Itoobiya oo ku adaan ciidamada cusub logu talaagalay la dagaalanka argagxiisada ayaa imaani asbuc kadib gaadhi ka buuxu qarxyo lagau qabtay magalaada Wardheer we xaruunta gobolka Doolo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.