Baarlamanka Ismaamulka Tigreega oo Deegaankooda Kamamnuucay Komishinkii xalinta khilaafaadka xuduudaha iyo jinsiyada ee dhawaan Baarlamaanka itoobiya ansixiyay.

Baarlamanka deegaanka Tigray oo maanta kulmay ayaa sheegay in dhismaha Komishinkani uuyahay mid Jabinaya Qodobka 9/1 ee Dastuurka Dalka Sidaa daraadeedna wuxuu baarlamaanka deegaanku Anxisiyay bayaan sharciyeed kamamnuucaya Komishinkani inuu ka hawlgalo gudaha iyo soohdimaha deegaanka Tigray.

Arintan ayaa furaysa xaalad cusub, waxaana sugaynaa wixii ay dawlada dhexe katidhaahdo iyo talaabooyinka ay deegaanada kale qaadi doonaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.