Wararka naga soo gadhaay Waqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya inay Kooxda TPLF oo ka talisa Ismaamulka Tigreega ay diiday In Xisbiyada kala duwaan ee dalka Howl gallo lagu darro EPRDF.

Bayaan ay maanta soo sareen Kooxda TPLF ayaa sii kuluul u cambarayay qorshaha Dowlada Federalka, kadibna eedey Abiy Ahmed inuu kusocdo Wadaada Kaliye Talisniimo, madaam u Abiy Ahmed raabo in Xisbi walba lagu darro EPRDF siidi awooda dalka gacaanta u gaasho boqoolki boqool.

Khilaafkan iyo hardanka u dhaxeeya kooxaha ku loolamaya xukuunka dalka ay kamid yihiin Kooxda TPLF iyo OPDO oo gacaanta ku haayo Dowlada Federalka ayaa sii xoogaystay bilooyinka u dambeysay, waxaana laga yaaba inuu Xalada farxa kasii bixi doono markii la gaaro Xiliga doorashada.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.